Skip to main content

Posts

Showing posts from 2020

Somaliya Waxaa Ay Talyaaniga U Direysaa In Kabadan Labaatan Dhaqtar

Soomaaliya ayaa in ka badan 20 dhakhtar u direysa dalka Talyaaniga, si ay uga qayb qaataan dagaalka ka dhanka ah cudurka #Coronavirus. Wakaaladda wararka ee Anadolu ayaa baahisay in dhakhaatiirtan ay ka socdaan jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee xarunteedu tahay Muqdisho.

“Yahuuda waxey xayiraad ku rogtay Muslimiinta reer Falastiin, Hindiya waxey bandoow gelisay Muslimiinta Kashmiir, Shiinahana wuxuu xerooyin ku ooday muslimiinta Ughaaris, Allahna wuxuu go’doon geliyay aduunka oo dhan” Sheekh Zakir Naik

“Yahuuda waxey xayiraad ku rogtay Muslimiinta reer Falastiin, Hindiya waxey bandoow gelisay Muslimiinta Kashmiir, Shiinahana wuxuu xerooyin ku ooday muslimiinta Ughaaris, Allahna wuxuu go’doon geliyay aduunka oo dhan” Sheekh Zakir Naik

Xaaf Iyo Cabdi Qeybdiid

Balad Xaawo

 Magaalada Balad Xaawo maanta waxaa dul hogatay daruurta halkan waa faras maagalada

Xaliima Yarey Oo Lakulantay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya Xajaar

Gudoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliima Ismaaciil Ibraahim ayaa maanta xafiiska Guddiga kula kulantay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Maxamed Xajaar iyagoo ka wada hadlay arimaha amaanka doorashooyinka dalka ka dhici doono dabayaaqada sanadkaan 2020 iyo horaanta 2021. Gudoomiyaha iyo Taliyaha Booliska ayaa kawada hadlay fulinta hawlihii looga balamay kulamadii u dambeeyay ee u yeeshay Guddiga Amniga Doorashooyinka waxaa sidoo kale ay ka  wada hadleen u daadajinta Guddiga Amniga Doorashooyinka heer dawlad goboleed iyo sidii loo samayn lahaa qorshe wadajir ah kasoo la jaanqadaya hawlaha iyo hanaanka farsamo ee hawlaha doorashada sida diiwangalinta codbixiyaha. Kulankaan ayaa kusoo aadaya iyadoo horaantii isbuucan uu Guddiga Madaxabannan ee Doorashooyinka Qaranka warsaxaafadeed uu soo saarey uu ka dalbadey in Guddiga Amniga Doorashooyinka ay dardargaliyaan hawlaha sugida Amniga Doorashooyinka. Taliyaha oo u mahadceliyay GMDQ ayaa dhankoo...