Skip to main content

About

Magaceygu Waa Aweys Abdi Mohmaed Waxaan Ahay Wariye Soomaaliyeed Kunool Dalkiisa Hooyo Astaanteydu Waa Wararka DEG DEG Ah Xaqiiqada Iyo Dhexdhexaadnimana Kusaleysan Fadlan Ilasoco Mahadsanid

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Hambalyo Iyo Bogaadin

 Waxaan halkan uga dirayaa hambalyo aan la soo koobi karin Taliye Ku-xigeenka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Gobalka Gedo (DFs) Mudane Maxamed Cabdiraxmaan Yaquub, oo muddo sanad ah howlo waxbarasho u joogay magaalada Muqdisho, caasimadda dalka. Shalay oo ay taariikhdu ahayd 22-da May 2025, Taliye Maxamed waxa uu si rasmi ah u difaacay buuggii thesis-kiisa, kaasoo uu ka diyaariyey Machadka Sare ee Daraasaadka Amniga Qaranka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Waxaan u rajaynayaa in cilmiga uu soo bartay uu noqdo mid wax weyn ka taraya amniga dalka, xasilloonida, iyo horumarka bulshada Soomaaliyeed.  Waxaan kaloo Alle ka baryayaa inuu u barakeeyo aqoonta, una furo albaabada guusha iyo adeegga waddankiisa si daacadnimo ku dheehan tahay. Mabruuk Taliye – Guushaadu ha noqoto mid ummaddu ku faanto. #ThesisDefense #NationalSecurityStudies #TaliyeMaxamed #GuulQaran #Somalia

Balad Xaawo

 Magaalada Balad Xaawo maanta waxaa dul hogatay daruurta halkan waa faras maagalada